Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #19 Translated in Somali

ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ
Wuuna falaa wuxuu doono.
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).
فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ
Fircoon iyo Thamuud.
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).

Choose other languages: