Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #22 Translated in Somali

فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ
Fircoon iyo Thamuud.
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).
وَاللَّهُ مِنْ وَرَائِهِمْ مُحِيطٌ
Eebana waa koobay (kamana baxsadaan).
بَلْ هُوَ قُرْآنٌ مَجِيدٌ
Waase Quraan sharaf leh.
فِي لَوْحٍ مَحْفُوظٍ
Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka).

Choose other languages: