Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #21 Translated in Somali

هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).
فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ
Fircoon iyo Thamuud.
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).
وَاللَّهُ مِنْ وَرَائِهِمْ مُحِيطٌ
Eebana waa koobay (kamana baxsadaan).
بَلْ هُوَ قُرْآنٌ مَجِيدٌ
Waase Quraan sharaf leh.

Choose other languages: