Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #20 Translated in Somali

فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ
Wuuna falaa wuxuu doono.
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).
فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ
Fircoon iyo Thamuud.
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa).
وَاللَّهُ مِنْ وَرَائِهِمْ مُحِيطٌ
Eebana waa koobay (kamana baxsadaan).

Choose other languages: