Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #17 Translated in Somali

إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ
Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin.
وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).
ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ
Wuuna falaa wuxuu doono.
هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii).

Choose other languages: