Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Burooj Ayahs #16 Translated in Somali

إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ
Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay.
إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ
Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin.
وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca).
ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh.
فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ
Wuuna falaa wuxuu doono.

Choose other languages: