Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Maarij Ayahs #20 Translated in Somali

نَزَّاعَةً لِلشَّوَىٰ
Waxayna siibi Galka (Madaxa iyo Jirka).
تَدْعُو مَنْ أَدْبَرَ وَتَوَلَّىٰ
Waxayna u dhawaaqi dadka jeedsaday xaqana diiday.
وَجَمَعَ فَأَوْعَىٰ
Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin).
إِنَّ الْإِنْسَانَ خُلِقَ هَلُوعًا
Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan.
إِذَا مَسَّهُ الشَّرُّ جَزُوعًا
Haddii dhib taabto wuu argagaxaa.

Choose other languages: