Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Maarij Ayahs #22 Translated in Somali

وَجَمَعَ فَأَوْعَىٰ
Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin).
إِنَّ الْإِنْسَانَ خُلِقَ هَلُوعًا
Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan.
إِذَا مَسَّهُ الشَّرُّ جَزُوعًا
Haddii dhib taabto wuu argagaxaa.
وَإِذَا مَسَّهُ الْخَيْرُ مَنُوعًا
Hadduu khayr helana wuu reebaa.
إِلَّا الْمُصَلِّينَ
Marka laga reebo Muslimiinta tukata.

Choose other languages: