Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Maarij Ayahs #25 Translated in Somali

وَإِذَا مَسَّهُ الْخَيْرُ مَنُوعًا
Hadduu khayr helana wuu reebaa.
إِلَّا الْمُصَلِّينَ
Marka laga reebo Muslimiinta tukata.
الَّذِينَ هُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ دَائِمُونَ
Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima.
وَالَّذِينَ فِي أَمْوَالِهِمْ حَقٌّ مَعْلُومٌ
Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya.
لِلسَّائِلِ وَالْمَحْرُومِ
Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan.

Choose other languages: