Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Maarij Ayahs #24 Translated in Somali

إِذَا مَسَّهُ الشَّرُّ جَزُوعًا
Haddii dhib taabto wuu argagaxaa.
وَإِذَا مَسَّهُ الْخَيْرُ مَنُوعًا
Hadduu khayr helana wuu reebaa.
إِلَّا الْمُصَلِّينَ
Marka laga reebo Muslimiinta tukata.
الَّذِينَ هُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ دَائِمُونَ
Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima.
وَالَّذِينَ فِي أَمْوَالِهِمْ حَقٌّ مَعْلُومٌ
Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya.

Choose other languages: