Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Inshiqaq Ayahs #20 Translated in Somali

فَلَا أُقْسِمُ بِالشَّفَقِ
Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca.
وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ
Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay.
وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ
Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo.
لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَنْ طَبَقٍ
Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/
فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ
Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).

Choose other languages: