Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Inshiqaq Ayahs #21 Translated in Somali

وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ
Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay.
وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ
Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo.
لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَنْ طَبَقٍ
Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/
فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ
Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).
وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ ۩
Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin.

Choose other languages: