Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Haaqqa Ayahs #31 Translated in Somali

يَا لَيْتَهَا كَانَتِ الْقَاضِيَةَ
Magaacayba'ee maxaan u soo noolaaday.
مَا أَغْنَىٰ عَنِّي مَالِيَهْ ۜ
Xoolahaygi wax iima tarin.
هَلَكَ عَنِّي سُلْطَانِيَهْ
Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii).
خُذُوهُ فَغُلُّوهُ
Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira.
ثُمَّ الْجَحِيمَ صَلُّوهُ
Naarta Jahannamada geliya.

Choose other languages: