Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Haaqqa Ayahs #32 Translated in Somali

مَا أَغْنَىٰ عَنِّي مَالِيَهْ ۜ
Xoolahaygi wax iima tarin.
هَلَكَ عَنِّي سُلْطَانِيَهْ
Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii).
خُذُوهُ فَغُلُّوهُ
Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira.
ثُمَّ الْجَحِيمَ صَلُّوهُ
Naarta Jahannamada geliya.
ثُمَّ فِي سِلْسِلَةٍ ذَرْعُهَا سَبْعُونَ ذِرَاعًا فَاسْلُكُوهُ
Markaas geliya Silsilad Todobaatan dhudhun ah.

Choose other languages: