Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Haaqqa Ayahs #30 Translated in Somali

وَلَمْ أَدْرِ مَا حِسَابِيَهْ
Xisaabtaydana maanan ogaanin.
يَا لَيْتَهَا كَانَتِ الْقَاضِيَةَ
Magaacayba'ee maxaan u soo noolaaday.
مَا أَغْنَىٰ عَنِّي مَالِيَهْ ۜ
Xoolahaygi wax iima tarin.
هَلَكَ عَنِّي سُلْطَانِيَهْ
Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii).
خُذُوهُ فَغُلُّوهُ
Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira.

Choose other languages: