Quran Apps in many lanuages:

Surah Ad-Dukhan Ayahs #46 Translated in Somali

إِلَّا مَنْ رَحِمَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ هُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
cid Eebe u naxariisto mooyee, illeen waz adkaade naxariistee.
إِنَّ شَجَرَتَ الزَّقُّومِ
Geedka Zaquumka ah.
طَعَامُ الْأَثِيمِ
waa cunnada dambi badanaha.
كَالْمُهْلِ يَغْلِي فِي الْبُطُونِ
waana Laami oo kale kuna kari Caloosha.
كَغَلْيِ الْحَمِيمِ
sida Xamiimka (Kulayl daran) oo kale.

Choose other languages: