Quran Apps in many lanuages:

Surah Ad-Dukhan Ayahs #47 Translated in Somali

إِنَّ شَجَرَتَ الزَّقُّومِ
Geedka Zaquumka ah.
طَعَامُ الْأَثِيمِ
waa cunnada dambi badanaha.
كَالْمُهْلِ يَغْلِي فِي الْبُطُونِ
waana Laami oo kale kuna kari Caloosha.
كَغَلْيِ الْحَمِيمِ
sida Xamiimka (Kulayl daran) oo kale.
خُذُوهُ فَاعْتِلُوهُ إِلَىٰ سَوَاءِ الْجَحِيمِ
(waxaana lagu dhihi) qabta Gaalka una Jiida Jaximo dhexdeeda.

Choose other languages: