Quran Apps in many lanuages:

Surah Ad-Dhuha Ayahs #4 Translated in Somali

وَالضُّحَىٰ
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الْأُولَىٰ
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.

Choose other languages: