Quran Apps in many lanuages:

Surah An-Naba Ayahs #6 Translated in Somali

عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ
Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka).
الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ
Ay isku diiddanaayeen.
كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
Saas ma aha ee way ogaan donaan.
ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca).
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا
Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin.

Choose other languages: