Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Inshiqaq Ayahs #4 Translated in Somali

إِذَا السَّمَاءُ انْشَقَّتْ
Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada).
وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ
Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee.
وَإِذَا الْأَرْضُ مُدَّتْ
Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada).
وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ
Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado.

Choose other languages: