Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Alaq Ayahs #12 Translated in Somali

إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الرُّجْعَىٰ
Eebaha xaggiisaase loo noqon.
أَرَأَيْتَ الَّذِي يَنْهَىٰ
Ka warrama midka ka reebaya.
عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰ
Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
أَرَأَيْتَ إِنْ كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَوْ أَمَرَ بِالتَّقْوَىٰ
Ama uu fari Eeba ka yaabid.

Choose other languages: