Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Inshiqaq Ayahs #15 Translated in Somali

فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا
Wuxuu u yeedhan Halaag.
وَيَصْلَىٰ سَعِيرًا
Wuxuuna gali Naarta Saciira.
إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا
Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii).
إِنَّهُ ظَنَّ أَنْ لَنْ يَحُورَ
Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame).
بَلَىٰ إِنَّ رَبَّهُ كَانَ بِهِ بَصِيرًا
Saas ma ahee Eebe waa arkaa.

Choose other languages: