Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Haaqqa Ayahs #52 Translated in Somali

وَإِنَّا لَنَعْلَمُ أَنَّ مِنْكُمْ مُكَذِّبِينَ
Waxaan ognahay inay idin ka mid yihiin kuwa beenin (Qur'aanka).
وَإِنَّهُ لَحَسْرَةٌ عَلَى الْكَافِرِينَ
Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame).
وَإِنَّهُ لَحَقُّ الْيَقِينِ
Qur'aanka waa run dhab ah.
فَسَبِّحْ بِاسْمِ رَبِّكَ الْعَظِيمِ
Ee Nabiyow u tasbiixso Magaca Eebe ee weyn.

Choose other languages: