Quran Apps in many lanuages:

Surah Al-Haaqqa Ayahs #4 Translated in Somali

الْحَاقَّةُ
Maalinta Xaaqo (Qiyaamadu waa wax sugan).
مَا الْحَاقَّةُ
Xaaqo maxay tahay.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْحَاقَّةُ
inaadan aqoon ma laga yaabaa xaaqada.
كَذَّبَتْ ثَمُودُ وَعَادٌ بِالْقَارِعَةِ
Waxa beeniyeen Reer «Thamuud» iyo «Caadba» Qiyaamada.

Choose other languages: