Quran Apps in many lanuages:

Surah Ad-Dhuha Ayahs #11 Translated in Somali

وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
وَأَمَّا السَّائِلَ فَلَا تَنْهَرْ
Ka wax su'aalina ha canaanan.
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).

Choose other languages: